Current Status

Not Enrolled

Price

$45

Get Started

Koorsadan Memecoin Trading Masterclass waxay ku bari doontaa aasaaska memecoin-ka, sida loo isticmaalo Phantom Wallet, sida loo ganacsado Axiom, iyo xeeladaha lagu helo fursadaha memecoin-ka ee suuqa. Ardaydu waxay baran doonaan sida loo raadiyo coins cusub, loo sameeyo wallet tracking iyo Twitter tracking, loo isticmaalo TP & SL, loona maareeyo khatarta si xirfad leh. Koorsadani waxay ku habboon tahay bilowga iyo dadka doonaya inay si qoto dheer u fahmaan ganacsiga memecoin-ka.

Course Content

Chapter 1: Memecoin Basics & Phantom Wallet
1. Waa Maxay Memecoin?
2. Waa Maxay Farqiga u Dhaxeeya Memecoin vs Crypto?
3. Waa Maxay CEX vs DEX?
4. Sidee Loo Sameystaa Phantom Wallet?
5. How to Deposit and Withdraw on Phantom
6. How to Buy and Sell on Phantom
Chapter 2: Axiom Setup & Trading Tools
7. How to Search Coins
8. How to Create Axiom Account
9. How to Create Axiom Account by Mobile
10. How to Deposit and Withdraw on Axiom
11. How to Buy and Sell on Axiom
12. How to Make TP and SL in Axiom
13. How to Make Wallet Tracking
14. How to Make Twitter Tracking
15. Axiom Holding
16. Axiom Bundlers
Chapter 3: Axiom Strategy & Entry
17. Axiom Volume
18. Important Checklist
19. Strategy 1
20. Strategy 2
1 of 2