Current Status

Not Enrolled

Price

$ 45

Get Started

BARO XIRFADDA FOREX, KOORSO DHAMMAYSTIRAN WAXAD KU BARAN DOONTAA:

What You Will Learn

  • Fahamka Forex Market iyo sida uu u shaqeeyo

  • Waa Maxay Forex Online iyo sida ganacsiga loo bilaabo

  • Fahamka Ereybixinta Forex (Terminology Of Forex)

  • Sida loo isticmaalo Tradingview SetUP iyo sida loo falanqeeyo charts

  • Fahamka Qaab dhismeedka Shumaca (Candle Formation)

  • Sida loo aqoonsado Suuq jihaysan (Trend Market)

  • Fahamka Demand & Supply Zones

  • Sida suuqa u isticmaalo Liquidity & Manipulation

  • Fahamka Countertrend Break iyo isbedelka suuqa

  • Sida loo isticmaalo Law & Order Strategy

  • Sida loo sameeyo Higher Time Frame Trade iyo Lower Time Frame Trades

  • Sida loo maareeyo Profit & Loss (Risk Management)

  • Dhisidda Trading Mindset iyo discipline

  • Fahamka News / Fundamental Analysis

  • Sida MT4 loogu  trade gareeyo (Practical)

  • Sida loo isticmaalo Risk Management for Challenge Accounts

Course Content

1. Faham Forex Bilowga (Forex Basic Concept)
1.1 Hordhac ( Introduction + Course Outline ) 1 Quiz
1.2 Waa Maxay Forex Online ?
1.3 Ereybixinta Forex ( Terminology Of Forex )
1.4 Tradingview Diyaarso ( Tradinview SetUP )
1.5 Qaab dhismeedka Shumaca ( Candle Formation )
2. Taxliilinta Farsamo ee Suuqa (Technical Analysis )
2.1 Suuq jihaysan ( Trend Market )
2.2 Sayladda Suuqa ( Demand & Supply Zones)
2.3 Isle’egta iyo beenguurka suuqa ( Liquidity & Manipulation )
2.4 Doorka Nasashada Suuqa ( The Role Of Countertrend Break )
2.5 Isku xirka Nidaamka ( Law & Order Strategy )
2.6 Higher Time Frame Trade ( Scenario 1 )
2.7 Lower Time Frame Trades ( Scenario 2,3&4 )
3. Maamulidda Khatarta Maaliyadeed ( Risk Management )
3.1 Maamulidda Khasaaradda iyo Faaiidada ( Profit & Loss )
4. Maskax Diyaarinta Ganacsadaha ( Mindset & Psycology of Trading )
5. Taxliilinta Dhaqaale ee Suuqa ( Fundemental Analysis News )
5.1 Wararka Suuqa Dhaqaajiya ( News/ Fundamental Analysis ).
6. Bonus
6.2 Risk Management for Challenge accounts_ Pass Challenge
Lesson